4 Answers
            
            
        
        waa wadanka shiinaha(china)
                        dalka ugu dadka badan adduunka waa Shiinaha, oo lagu qiyaaso dadka ku nool in ka badan 1.4 bilyan oo qof. Hindiya waa dalka labaad ee ugu dadka badan, oo ay ku nool yihiin in ka badan 1.3 bilyan oo qof. Mareykanka waa dalka saddexaad ee ugu dadka badan, waxaana ku nool in ka badan 332 milyan oo qof.
                        waa wadanka shinaha
                chine 
🇨🇳
                Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
