2 Answers
            
            
        
        Wax walba
                        hadii leys kaashado waxaa la suubi karaa horumar sababtoo ah maah maah  hore ayaa dhaheysa iskaashato ma kufto ama quraasho aruurtay bulac wey jiidaa iyo geeraarkii ahaa walaalihii is taageersadaa guul til maansadaye kuwiisa kala tasooba waqoo Tamar ma yeeshaane
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
