Loading...

waa maxay science

1 Answer

1 Answer

  1. Science) waa wax kasta ee ku saabsan aqoon iyo dhaqan gelin

    Saynis ku dhisan qeexitaan iyo ulajeeddo sida fiisikisMid ku dhisan khibarad ee laga qaatay dabiicaddaSaynisku waa cilmi kasta oo la xaqiijin karo, iyadoo la isticmaalayo tijaabo sayniseed. Xaqiijintiisuna kuma xirna goob, xilli, sidoo kalena sayniska iyo saynisyahanku wax xiriir ah malaha! Tusaale: haddii la doonayo in la xaqiijiyo in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye (labo atam oo haydrojiin ah iyo hal atom oo ogsajiin) ay falgaleen, sida ugu fudud ee loo xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa! Maxsuulka mar walba ka soo baxaya tijaabadaas waa “biyo”. Saynisku waa cilmiga ka madax bannaan dhaqanka ay bulsho leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message