Loading...

vitamin (A) muxuu muhiim uyahay?

1 Answer

1 Answer

  1. vitamin A .Muhiimadiisu waa cafimadka indhaha. wuxuu xojiyaa araga indhaha waxuu kaloo ka qeyb qataa Daryelka ilkaha iyo lafaha Maqarka

    Hadaba vitamin kaan cuntoyinka laga helo waxa kamida ah..

    1 Karootada
    2beerka
    3kaluunka
    4canaha
    5ukunta ama beydka qeybta huruudka ah
    6cambaha

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message