loader
Skip to content

Caawiye app

socialv
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
Najmo Mohamed hassan
May 14, 2023 | 10:40 am |1 Answers

waaaa maxay Taariilh

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 15, 2023, 9:33 am
Taariikh waa barashada dhacdadii tagtey iyada oo meeqaam la siinayo falalka aadanaha ee deegaan degan iyada oo sheekada si taxane ah loo tebinayo ilaa laga soo gaaro marxlada markaas lagu jiro. Ereyga asal ahaan waxa uu ka soo jeedaa afka Carabiga. Taariikh waa ururinta, qaabeynta iyo run ka sheega waxa dhacay waayihii hore cabirkii la doono ha la adeegsado sida sanado qarniyo. Taxanaha waqtigii soo jireenka ahaa in laga sheekeeyo keliya ma ahen taariikh ee wax ogaanshaha qaabta dhacdooyinka xaadirka ah ay u muuqdaan ayaa ah "taarikh" maadaama taariikhdii hore ay tahay mid qusaysay dad, meel iyo dhacdo. Dareensanaanta jiritaanka dhacdooyin taariikhi ah waxay sawirmaan ama u sawirmaan dadka qaabeeya taarikhda.iyo dadka taariikhda aqrisan dono
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Mubarik Maxamed
    waa maxay gabay
    Apr 12, 2023 - 16:14 |2 Answers
  • roodo cabdi
    استد ‏على ‏وجوب ‏السعي ‏الرزق
    May 02, 2023 - 07:42 |1 Answers
  • Hibaaq Farxaan
    prove that V÷ohm=W
    May 03, 2023 - 20:46 |1 Answers
  • Cabdi Salaam
    ereyadan heestan yaa sameeyay aan ooye albaabka iixidh
    Mar 25, 2023 - 09:31 |1 Answers
  • Amiin cabdi
    Waa maxay jinku?
    Apr 14, 2023 - 07:46 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • Membership Account
  • All Courses
  • Profile
  • Instructor
  • Become A Teacher
Help & Support
  • about us
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img