loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Abukar Muumin
May 15, 2023 | 6:51 pm |2 Answers

waa maxey qorax

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
2 Answers
Please log in to reply.
Cabdirsaaq Sayid
August 27, 2023, 12:12 pm
qoraxdu waa isha ugu muhiimsan tamarta dhulka duugkiisa.
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 16, 2023, 9:10 am
Qorax.sidoo kale loo yaqaano Cadceed, waa shey wayn oo ka samaysan neefo ololaya. Sidoo kale qoraxdu waa Xidigta aya nolosha aduunku ku tiirsan tahay. Iyada iyo mereereyaasha waxaa la isku yidhaahdaa Bahda Midaysay Qoraxdu. Aduunka iyo mereereyaasha kale waxeey ku wareegtaan Qoraxda, waxeena la wareegtaan waxyaabo baraf ah iyo boorka hawada, ayaga oo 99,8% buuxiya weeninka iskujoogga qoraxda. Qoraxda waxee keentaa awood (Enargy), gaar ahaan ileys, taasi oo ugu wacan Nolosha aduunka oo dhan. Qoraxda waxee xakuntaa xaraaradaha aduunka iyo jawiga, waxeena u dhigantahay 1/3 Waqtiga Biyaha badtaan dhinaca badda, inta kale waxaa xakumo Bisha.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Maankey Cade
    qiimaha 100 garam oo dahab waa 3,000 dollar,hadaba waxa aad sheegtaa qiimaha 250 garaam iyo 1 garam oo dahab ah
    Mar 02, 2023 - 19:39 |2 Answers
  • Sakariye Ahmed
    waa Maxay pharmacy?
    Jun 01, 2023 - 22:58 |2 Answers
  • caawiye Admin
    Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (5) Caddee kaalinta culimada muslimiinta ay ku lahaayeen cilmiga jiyooloojiga
    Nov 27, 2021 - 22:23 |1 Answers
  • Axmed Maxamad
    ninka Ceelka walwaal wadaan booska. daloosha ku waraabiyay geel yey walaalo yihiin
    Jul 24, 2023 - 06:30 |1 Answers
  • Haadi Xasan
    sheeg sanadka uu dhacay dagaalkii uxud?
    Apr 14, 2023 - 09:41 |2 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img