Caawiye app
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
Don't have an account?Sign Up
Caawiye app
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
Already have an account?Login
Stay connected
M | T | W | T | F | S | S |
---|---|---|---|---|---|---|
1 | 2 | 3 | 4 | 5 | ||
6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 |
13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 |
20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 |
27 | 28 | 29 | 30 | 31 |
2 Answers
Queen of somalia
Qorax.sidoo kale loo yaqaano Cadceed, waa shey wayn oo ka samaysan neefo ololaya. Sidoo kale qoraxdu waa Xidigta aya nolosha aduunku ku tiirsan tahay. Iyada iyo mereereyaasha waxaa la isku yidhaahdaa Bahda Midaysay Qoraxdu. Aduunka iyo mereereyaasha kale waxeey ku wareegtaan Qoraxda, waxeena la wareegtaan waxyaabo baraf ah iyo boorka hawada, ayaga oo 99,8% buuxiya weeninka iskujoogga qoraxda. Qoraxda waxee keentaa awood (Enargy), gaar ahaan ileys, taasi oo ugu wacan Nolosha aduunka oo dhan. Qoraxda waxee xakuntaa xaraaradaha aduunka iyo jawiga, waxeena u dhigantahay 1/3 Waqtiga Biyaha badtaan dhinaca badda, inta kale waxaa xakumo Bisha.
Cabdirsaaq Sayid
qoraxdu waa isha ugu muhiimsan tamarta dhulka duugkiisa.