You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Ilmo dhalida..
1 .Ilmo galeenka afkiisa ayaa khafiif noqda waanu uu balaartaa. Marka ilmahaagu gumaarka ama kafka soo galo , badanaaba madaxiisu waa wareegaa oo u jestaa dhinaca laf dhabartaada.
2.Marka uu ilmagaleenkaagu ku soo riixo ilmahaaga kafka, ilmaha madaxiisaa ayaa bilowda in la arko ama uu soo muuqdo.
3.Kadib markuu madaxa ilmaha badankiisu soo baxo ilmaha garabahiisa ayaa soo mara kafkaaga kadibna wuxuu bilaabaa inuu wareego markale.
4.Marka ilmaha madaxiisa iyo garbihiisaba dhashaan, jirka intiisa kale waa soo sibiibixdaa.