You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Ilmo kasta oo uurka ku jira waxa uu leeyahay wakhtigo hurdo iyo toosid oo caadi ah, sidaa daraadeed ilmahaagu wuxu lahaan doonaa mudooyin ah wakhti deganaan iyo wakhti firfircooni. Dhaqaaqu waxa uu noqon karaa haraati, iskala bixin, dhinac jeesi ama is rogid.
Isku-dar ah 10 ama ka badan oo ah dhaqaaqyo kala baxsan gudaha laba saacadood waxay tilmaamaysaa in ilmahaagu fiican yahay. Haddii ilmahaagu uu dhaqaaqo in ka yar intii caadiga ahay, waxay taasi caalamad u noqon kartaa inuu ku jiro ama ay ku jirto dhibaato ama in dhibaato ay soo bilaabmayso.
Haddii aanad dareemin ilmaha uurka ku jira oo dhaqaaqaya in mudo ah, cun in cunto ah oo cab in biyo ah. Haddii aanad ka dareemin dhaqaaq ka dib 1 saac oo nasasho ah, wac bixiyahaaga daryeelka caafimaadka ama xarunta dhalidda.