Loading...

Cadaadiska dhiigga oo sareeya waqtiyada uurka ?

1 Answer

1 Answer

  1. Cadaadiska Dhiigga ee Sareeya Macnaha cadaadiska dhiigga ee sareeya (high blood pressure) ama dhiig kar, sida dadka qaarkii u yaqaanaan, waxa weeye cadaadiska dhiigga ee gudaha xididadaada dhiigga ama halbowleyaashaada ayaa waxa uu yahay heer ka sareeya ka caadiga ah. Waxay taasi keeni kartaa halis caafimaad wakhti kasta, waxana ay sii halis tahay wakhtiga uurka. Haddii aan la daweyn, waxay dhibaatooyin culus u keeni kartaa adiga iyo ilmahaaga. 

    Cadaadiska dhiigga ee sareeya waxa kale oo afka Ingiriisiga loo yaqaanaa “hypertension.”

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message