Qodobada keena in qofku halis sare u yahay cadaadiska dhiigga oo sareeya wakhtiga uurka?
Queen of somalia
Verified
•
•
1 Answer
You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Sababta keenta cadaadiska dhiigga oo sareeya wakhtiga uurka lama yaqaano. Hase yeeshe, waxa aad ka sii halis badan tahay dumarka kale haddii:
aad taariikh gaar ah u leedahay cadaadis dhiig oo sareeya oo mudo dheer soo jiray (dhiig kar) ama cadaadis dhiig oo sareeya wakhtiga uurkqoyskaagu uu taariikh u leeyahay cadaadis dhiig oo sareeyaaad uur yeellatay markii ugu horeysayda’daadu ka weyn tahay 40aad uurka ku sidid in ka badan hal ilmoaad leedahay xaaladaha caafimaad qaarkood sida sonkorta (kaadi-macaan) ama cudur kalyo
NB…Inta uurku jiro, waxa la yidhaahdaa waxa aad leedahay cadaadis dhiig oo sareeya haddii tiradaada sare ka badan tahay 140 ta hooseena ka badan tahay 90.