loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 23, 2023 | 9:27 am |2 Answers

Muhiimadda iftiinka uu u leeyahay jirkeenna?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
2 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 23, 2023, 9:35 am
Iftiinka waabariga jirka qofka muhiim ayey u tahay oo waxay kor u qaadeysaa shaqada wadnaheenna, firfircoonida jirka guud ahaan iyo aragga indhaha Indhaheenna waxay marwalba isku dheellitiraan iftiinka maalinki iyo mugdiga habeenki taasoo qayb ku leh nasashada maskaxda xilliga aan hurudno. Dadka xagga aragtida cilladda ka qaba waxay la kulmaan dhibaato aad u ba'an maadaamaa jirkooda uusan iftiinka aragga ku xiran dareemeyn taasina waxay u horseddaa hurda la'aan. Iftiinka dabiiciga ah ee maalinkina waxtar aad u weyn ayuu noo leeyahay xilliyada aan seexaneyno iyo xilliga aan hurdadad ka soo tooseyno. Dadka habeenki shaqeeyo hurdada ay maalinki seexdaanna wey ka duwan tahay tan habeenki la seexdo, mana ah hurdo wanaagsan oo raaxa leh balse danta ayaa dadka ku qaasabta" ayey yirahdeen khubarada daraasadaaka sameeyey Dadka habeenki shaqeeya 97% waxay ku guul darreystaan iney la qabsadaan shaqada habeenki, waxayna shaqada habeenki ay saameynteeda caafimaad sii badaneysaa inta sano uu qofku ka shaqeeyo shaqada habeenkii ah. Iftiinka qofka uu u baahan yahay ee caafimaadka qabana ma aha kan xafiisyada ee uu ka helo korontada balse waa kan ceedceedda oo kan korontada 250 jibbaar ka nadiifsan kana caafimaad badan.
Please log in to reply.
Abdihakim Ali
September 27, 2023, 11:43 pm
waxaa laga helaa vitamin E ileyska cadceeda
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • BilaN MaHdi
    How many people are living in the Ethiopia
    Apr 23, 2023 - 08:17 |2 Answers
  • Abdullahi Yariisow
    How do you think the number of valence electron relate to on elements chemical properties?
    Jan 04, 2024 - 07:35 |1 Answers
  • Abdul Hamiid
    Waa maxay fal
    Apr 13, 2023 - 14:32 |1 Answers
  • Queen of somalia
    sheeg Wadanka ugu dhulka weyn Qaarada aasiya?
    Feb 13, 2023 - 12:15 |4 Answers
  • Ifraax Mohamed
    waxa maxay urur
    Aug 20, 2023 - 21:24 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img