loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Anfac Farxan
May 29, 2023 | 6:33 pm |1 Answers

waa maxay Dhiig?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 29, 2023, 8:18 pm
Dhiig waa dareere gaar ah oo laga helo jirka Dhiigga Waxa uu ka kooban yahay unugyada Gaduudan ama cascas, unugyada Cad, platelets ka iyo plasma, waxa uuna muhiim u yahay dhammaan noolaha sida bini'aadamka iyo xayawaanka, waxaa kaloo uu qabtaa shaqo muhiim ah sida, In uu qaado cunnada iyo neefta oksijiin iyo in uu ka saaro jirka wasaqda karboonka iyo hormoonada , waxa uu difaac siiya jirka , sido kale waxa uu sameeyaa xinjirayn marka dhiigbax yimaado si uu u joojiyo dhiigga baxaya.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • carafaad
    sheeg shayga kaliya ee uu carabku dha,dhamiyso
    Apr 27, 2023 - 22:25 |1 Answers
  • Maandeeq QueenOH
    Gormuu dhacay Dagalki Badar
    Apr 05, 2023 - 20:26 |3 Answers
  • Amiin Abdinior
    sheek lawadii Nabi oo iskuakaa
    Jun 06, 2023 - 13:48 |5 Answers
  • Abdiqani Mcln
    wa maxay xaliska suaashan waana hal xiraale waxa masajid kuwala jiray 3 qof nin soman iyo nin dugahayo iyo nin xaasle ah waxa masajid so gaaly nin aan malag iyo jini aheen kadib ninki sonay sonki waa furay ninki slada tukanayay salada wa kabaxyay ninki xaasle ahaa xaaski waa furay haddaba maxa sababay
    Jul 22, 2023 - 11:50 |1 Answers
  • Sowda Mohamed
    sheeg Tirada ku nool dalka murtaniya?
    Mar 18, 2023 - 19:32 |2 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img