loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Ruuney Ahmed ruuneyahmed4567
May 31, 2023 | 9:39 pm |1 Answers

waq maxay dhigkar

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
caawiyepanel
June 1, 2023, 9:04 pm
Dhiig-kar waxaa loo yaqaanaa kolka cadaadiska dhiiga halbowlaha (arterial blood pressure) uu ka kor maro heerka caadiga ah ama la aqbali karo ee u dhexeeya 120—140 mmHg oo kor ah (systolic), iyo 80-90 mmHg oo hoos ah (diastolic), kor iyo hoos ama systolic iyo diastolic waxey ka tarjumayaan labada xaaladood oo uu wadnuhu maro had iyo jeer, oo kala ah kolka uu iskusoo uruurayo oo uu bambeynayo dhiigga. Dhiig-karka waxaa loo kala qeybiyaa guud ahaan laba qeybood oo kala ah mid bilaw ah oo ka dhashay sababo dhaxal ama bey’ada ah oo eysan jirin wax la’ogyahay oo sababay (primary hypertension), waa ka ugu badan sababana qiyaastii 90%, iyo mid ay sababtay xaalad caafimaad oo kale (secondary hypertension) sida xaalado ku dhaca kelyaha, xididada, wadnaha, iyo hab-maamulka hormoonada jidhka Dhiig-karka waxaa loo qeybiyaa afar qeybood: 1. Caadi (NORMAL): oo ah 120 kor ah, iyo 80 hoos ah. 2. DHIIG-KAR KAHOREEYE (PREHYPERTENSION): oo ah 120-140 kor ah, iyo 80-90 hoos ah, caadaadiskaan ma ahan dhiig kar, gaar ahaan dadka dhalin yarada ah waa wax caadi ah, laakin dadka waaweyn marki cadaadiska dhiigooda uu heerkan yimaado waxaa looga baqaa dhiig-kar. 3. Marxaladda 1-Aad ee DHIIG-KARKA: oo ah 140-160 kor ah, iyo 90-100 hoos ah 4. Marxaladda 2-Aad ee DHIIG-KARKA: oo ah wixii ka badan 160 kor ah, iyo 100 hoos ah, waa xaalad digniin ah, hadii aan cadaadiska dhiiga bukaankan hoos loo soo celinne wuxuu halis ugu jiraa xaalado kale oo cul-culus.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Liibaan Yare
    sheeg sanadkii uu dhashay nebi muxamed
    Jun 28, 2023 - 06:34 |2 Answers
  • Caawiye7 author
    how many says are in February
    Mar 24, 2023 - 17:11 |1 Answers
  • Queen of somalia
    kumuu ahaa ninkii ugu horeyay ee aasay gabar iyada oo nool?
    Jan 16, 2023 - 02:47 |1 Answers
  • caawiye Admin
    caqabadaha uu la kulmo qofka doobka ah
    May 30, 2022 - 16:10 |1 Answers
  • faysal hanad
    ciida meeqe bari ka hartay
    Apr 12, 2023 - 09:23 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img