Loading...

waa maxay qaran

2 Answers

2 Answers

  1. Qaran waxaa ladhahaa dad isku tagey oo hal wadan iyo hal calan kadhaxeeyo, waxee noqon kartaa dad wadani ah oo jecel dhulka ee degenyihiin. Qaran waxaa ladhahaa dowlad ama Wadan ama dal. Micanah qaran waxaa waaye dad hal meel wada degan oo taariikh u leh, waa dad xuduud loo sameeyay, waxee noqon karaan dad hal dhaqan leh iyo hal luqad iyo hal diin.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message