waa maxay qaran

2 Answers
Isra Aboo
September 29, 2023, 10:10 am
wadowlad naftoda okili jacel shicibkanakafikireynin aniga ahan
Queen of somalia
June 4, 2023, 6:34 pm
Qaran waxaa ladhahaa dad isku tagey oo hal wadan iyo hal calan kadhaxeeyo, waxee noqon kartaa dad wadani ah oo jecel dhulka ee degenyihiin. Qaran waxaa ladhahaa dowlad ama Wadan ama dal. Micanah qaran waxaa waaye dad hal meel wada degan oo taariikh u leh, waa dad xuduud loo sameeyay, waxee noqon karaan dad hal dhaqan leh iyo hal luqad iyo hal diin.

Leave Answer

You must be logged in to answer.