You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Jirka bani’aadanku wuxuu ka kooban yahay unugyo farabadan oo isku tagay xubin walba oo ka mid ah jirka bani’aadanka wuxuuna ka kooban yahay unugyo badan sida xubinta beerka, xubinta kellida, xubinta maskaxda, iyo xubno kale oo farabadan oo dhammaantooda ka samaysan unugyo. Qofka bani’aadanka ah wuxuu ilaahey ku abuuray 60% dheecaan guud ahaan jirka bani’aadanka marka aan ka hadlayno, laakin dumarka dheecaanka ku jira jirkooda waa ka duwan yahay ragga marka loo fiiriyo sababtoo ah dumarka waxaa ku badan unugyada ka sameysan dufanta ee loo yaqaano adibocytes, laakin dumarka oo dhan ma’ahan ee waxa jira qaar dufanta jirkooda aan sidaas u badneyn