Loading...

Sheeg ‎10qof ee janada luugu bishaareyayعشرت ‏مبشرين?في ‏الجنة

1 Answer

1 Answer

  1. Tobanka Jannada loogu bishaareeyay waa kuwaan:
    * Abuu Bakar sidiiq RC
    * Cumar Bin Khadaab RC
    * Cali Bin Abii Daalib RC
    * Cusmaan bin Caffaan RC
    * Dalaxa Bin Cubaydillah RC
    * Abuu Cubeyda Caamir ibnu Jarraax RC
    * Sacad Bin Abii Waqaas. RC
    * Saciid Bin Zeyd RC
    * Zubeyr Bin Cawaam RC
    * Cabdi Raxmaan Bin Cawf Radiyallaahu Canhum

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message