You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Aadaanku, waa yeermo, ogeysiis iyo xusuusin dadka islaamka ah ee howlahooda nololeed ku jira lagu ogeysiinayo in la gaaray waqtigii salaadda la dukan jiray. Qof walba oo aadaanka salaadda maqlaa wuxuu ogaanayaa in la gaaray waqtigii salaadda isla markaana wuxuu isu diyaarinayaa inuu salaaddaas dukado si uu amarka Eebbe ku waajibiyey u oogo.
thanks lkn ma layska dhaafi kraa mararka qaar meesha aan dad jooginoo kle mise waa wajib