muxuu yahay Hal xidhaale jirabeed?keen saddex tusaale?

waa maxay Hal xidhaale

sheeg waa kuma sheyga ooya Hadana aan ilmeyn?

sheeg wax afar lugood leh lakiin aan ordi karin?

sheeg wax markii loo baahdo la tuuro?

3 geed oo weelka lagu culan jiray

Waxaad sheegtaa geed laguranaayo kii guranaayeyna uusan daaleyn halka lagu gurayana aysan buuxsameyn isku day wacan