Afarta diin soo dagtey iyo nabiyadoodi

1 Answers
caawiyepanel
May 1, 2023, 4:52 pm

hadii suaashadu macnaheedu tahay Afar ta kitaab ee Samaawi ga ah ee diinta islaamka waxa ay kala yihiin .

Kutubka Injiil waxaa lagu soo dajiyay Nabi Ciise C.S

Kutubka Towraad waxaa lagudoo dajiyay Nebi Muuse CS.

Kutubka Zabuur Waxaa lagu soo dejiyey Nebi Daa’uud CS.

Kitaabka qur'aanka(Furqaan) waxaa lagusoo Dajiyay Nabi Maxamed scw.

Leave Answer

You must be logged in to answer.