cafimadka isha iyo a,raga wa maaxy il?

1 Answers

  1. Queen of somalia

    Il oo wadarteedu tahay Indho (ingiriis: Eye) waa xubinta araga ee dhamaan noolaha. Falaadhaha Iftiinku markay shay ku dhacaan dib ayay uga soo noqdaan taas oo markay isha soo gaadho neerfo u gudbiyaan maskaxda oo ugu dambayn muujisa sawirka shegyaas.

    Araga oo ah awooda qabashada iyo bedelka mowjado ileyska iyo iftiinka muuqda ayaa ah mid bilaabma indhaha. Sidoo kale, aragu wuxuu ka mid yahay Shanta Laxaad ee dareenka noolaha. Qofka iyo xayawaanka aan wax arki karin waxaa loo yaqaanaa Indhoole (blindness).

    XIDIDAHA IYO QEYBAHA ISHA DADAKA.sawirka hoose,

Leave Answer

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay connected
January 2025
MTWTFSS
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031