clop Liverpool maka tagi rabaa?

1 Answers
caawiyepanel
January 27, 2024, 8:04 am
Jürgen Klopp ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo shaqada tababaranimo ee Liverpool dhamaadka xiliciyaareed kaan, isagoo ku wargaliyay lahaanshaha kooxda inuu doonayo inuu ka tago booskiisa marka uu dhamaado xilli ciyaareedka 2023-24.

Leave Answer

You must be logged in to answer.