Cutubka 1aad: Qoraal Sharraxaad Waxqabadka 8aad
caawiye Admin
Verified
•
•
1 Answer
You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Waxa aan erayadaan tobanka ah ee soo socda mid kasta raadinaya dhowrka macno oo uu leeyahay, isla kolkaana waxa aan laba macno ka mid ah gelinayaa labo weero fudud oo dhameystiran:
Tr Eray macno badan Tirada macnayaasha
1 Saymo Belaayo, halis
2 Aar Libaax lab ah, nin geesi ah, aargoosi
3 Aas Xabaalida meyd, waqtiga qorraxdu dhacdo, duugid
4 Aaran Doog, barwaaqo, geela intiisa yar yar
6 Addin Afarta lugood ee xayawanka midkood, lug ama gacan
7 Adduun Koonkan, dhulka, maal ama hanta badana
8 Af Luuqad, ama waddo, irrid.
9 Afti Cod u qaadis, ogolaan ama diidis arrin.
10 Agool Qolof cad ee maxada yesho, wasakh.
11 Alkun Doonis, gabar doonan, ama wiil gabar u doonan.