1 Answers
            
            
        
        Dhaqdhaqaaqyada gilgilka iyo saameyntooda ee dhulka Soomaaliya dhaqdhaqaaqa gilgilka guud wuxuu la xiniraa sameysanka Gacanka Cadmeed (laga soo bilaabo dhanka galbeed ilaa dhanka bari), sidoo  kale saameynteeda waxey ka muuganaysaa dhanka jeexa Badda Cas laga soo bilaabo waqooyi galbeed ilaa koonfur bari ee dhulka Soomaaliya
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
