loader
Skip to content

Caawiye app

socialv
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
caawiye Admin
November 26, 2021 | 4:38 pm |1 Answers

Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (13) Qor warbixin ku saabsan waayada jiyooloojiga Soomaaliya

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
f4 Geography subject
1 Answers
Please log in to reply.
caawiyepanel
August 1, 2022, 11:54 pm
Waaga koowaad waxaa la oran karaa kama jiro dhulka Soomaaliya, sababtana waxay tahay dhammaan dhul sameysanka waagan waxay ku baaba,day carra guurkii dhacay dhrtii waaga labaadiyo in dhul sameysan ka waagaan qaarkii uu ku qarsoon yahay dhulsameysan isaga ka da' ya, Waaga labaad dhadhaabyada waagan waxaa laga helaa dhul aad u ballaaran oo ka mid ah galbeedka Soomaaliya,gaar ahaan mandiqadda Boorama, sidoo kale waxay faafsanyihiin bartaamah gobolka gaar ahaan meelaha dhulka hoose ah, waxay ku dahaaran tahay dhadhaabyada arakiga ah, oo ka mid ah dlhadhaabyada xilliga juraasik Waaga saddexaadd waagan qeyb ballaaran oo ka mid ah dhulka jasirad u egta Soomauliya waxaa ku daboolan dhadhabyada xilliga Ayuusin xilligan oo dhulka' siweyn hoos ugu dhacay sababtay in baddaAyuusiin ay gudaha soo gasho iyadoo u jecdo dhanka Waqooyi galbeed.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Queen of somalia
    sheeg saxabigii aan waligiis tukan kana mid noqday ahlul janah?
    Jan 04, 2023 - 23:15 |2 Answers
  • Mohaan
    sayid maxamed cabdile xasan maxuu ahaa
    Apr 19, 2023 - 23:58 |2 Answers
  • Queen of somalia
    waa imisa baxada badweynta Atlantic?
    Dec 22, 2022 - 09:01 |2 Answers
  • Sowda Mohamed
    waa maxay bulsho
    Mar 18, 2023 - 16:21 |1 Answers
  • Cadceed ELcabitano
    waa maxay e.commerce
    May 19, 2023 - 16:52 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Download app from

app-storeplay-store
Important pages
  • all questions
  • Membership Account
  • All Courses
  • Profile
  • Instructor
  • Become A Teacher
Help & Support
  • about us
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App StoreKala so deg
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img