Loading...

Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (3) Caddee waayada jiyooloojiga

1 Answer

1 Answer

  1. Waayada jiyooloojiga waa:

    Kambiriyan ka horreeye (Arche Or pre-Cambrian ime), waxaa looyaqaanaa Waga Ka horeeya waaga koowaad
    Waaga baaliyosooiga (paleozoese): waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa waayada jiyoolajiga kan ugu dheer.
    Waaga labaad (waagaanmesosooik) ama waagii nolosha dhexe: dherer ahaan wuu ka gaabanyahay waagii isaga kahorreeyay.
    Waaga seddexaad (Kinozoi): xagga dhererka wuu ka gaaban yahay waaga labaad.
    Waagacusub: guud ahaan waa kan ugu waqtiga gaaban dhammaan waayada jiyooloojiga

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message