Caawiye app
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
Don't have an account?Sign Up
Caawiye app
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
Already have an account?Login
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
Already have an account?Login
caawiye Admin
J: Ahmiyadda dhaqaale ee waayada jiyooloojiga waa:
Ahmiyaddii dhaqaale ee waagii kambiriyan ka horreeye ama waaga ka horeeya waaga koowaad, waagani waxay ka kooban yihiin macaadin aad qaali u ah sida dahabka, qalinka, maarta, Sinkiga, birta, karoomka, niikalka, balambamka iyo qaar ka mid ah macaadinta shucaaca bixisaiwm.
Ahmiyadda dhaqaale ee waagii baaliyosooiga xilligaan meelo ka mid ah Yurub,Shiinaha, dalalka midowgii Soofiyeetigii hore iyo koonfur Afrika iwm.
Ahmiyadda dhaqaale ee waagii mesoosoik ama waagii nolosha dhexe, saliidda waxay ka mid tahay macaadinta samey santay waagan gaar ahaan
xilliga kiritaasiga (chalk), taa oo lagu tirinayo isha ugu muhiimsan tamarta manta dunida laga isticmaalo, sidoo kale waagani waxaa samey smay birta caydhiinka ah Foosfaytka iwm.
Ahmiyadda dhaqaale ee waagii Kinozoi waagan waxaa sabab u ah sameysanka dhagaxa nuuriyadda iyo dhagaxa dhoobada ah, oo loo adeegsado soosaarista sibidhka ama shamiindada, waagani waxaa ka mid ah sameysanka Salfarka caydhiin Sinkiga, balambamka iyo saliidda iwm. Ahmiyadda dhaqaale ee waaga cusub waxaa loo adeegsadaa faarkiisa (sediment) gaara haan kuwa sibsibka ah, qururuxa carrada iyo dhoobada in lagu simo waddooyinka iyo sameynta lebenka, faarka wabiga waxaa loo adeegsadaa carrada beeraha oo aad ka u sarreeyo carro sannimadeeda iwm