1 Comments

  1. Caawiye Member

    J: Astaamaha nololeyda waxaa lagu yaqaan iney tahay qeybta nool ee leh tilmaamo ay kaga duwantahay gibillada kale waxaa ka mid ah,

    Nololeyda waxay meteleysaa qeybta nool ee deegaanka, taa oo awood u leh in ay Taranto iyo in ay kobacdo xaladda nolosha ku habboon awgeed.
    Waxaa jira is dhaafsi Kaarboon laba Oksaydh oo u dhexeeya nololeyda iyo gibilka hawada.

    Gibilka nololeyda waxaa lagu yaqaanaa kala duwanaanta waxa uu ka kooban yahay ee noolaha iyo ma noolaha waxaana islafalgelayo noolaha iyo ma noolaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *