Loading...

gobolka laga ciyaaro shiribka

1 Answer

1 Answer

  1. Shiribku wuxuu ka mid yahay suugaanta murtida iyo mugga weyn, ee geyigeena aad looga xiiseeyo, inkastoo ay jirto in gobollo gaara aad looga adeegsado Shiribka, haddana, waa laga wada yaqaan inta Soomaalidu degto gebi ahaan, Shiribka waxaa inta badan laga adeegsadaa ama si gaara u adeegsada Gobollada dhexe Mudug, Galguduud, Hiiraan, Shabeellaha Dhexe, Banaadir iyo Shabeellaha Hoose.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message