goorma ayaa udhashay nabi maxamed

1 Answers
Queen of somalia
May 6, 2023, 4:12 pm
Nabiga SCW waxuu ku dhashay Makkah al- Mukarama maalin isnin ah, sagaalki ama laba iyo tobankii biisha Rabiccul-awal oo ku aadan milaadiya biisha Abril 20-22/ 571 amase sanadki Maroodiga.

Leave Answer

You must be logged in to answer.