goormee ayuu dhintay Abuubakar

3 Answers
Maido Maxamed
May 21, 2023, 2:55 pm
wuxuu dhintay 573 miilaadiga
Hassan mohamed
May 14, 2023, 10:09 pm
65 hijriga
caawiyepanel
April 12, 2023, 3:05 pm
Abu Bakar Al-Siddiiq, waxa uu ahaa saxaabi Nebi Muxamed NNKH iyo khaliifkii ugu horreeyay (xaakimkii) ee boqortooyadii Islaamka geeridii Nebiga kadib. Wuxuu dhintay Agoosto 23, 634 miilaadiyada (11 Dul-Xijjah, 13H) isagoo da’diisu ahayd 63 jir.

Leave Answer

You must be logged in to answer.