goormee soomaali xurnimada qadate?

4 Answers
Jawahir Araboe
November 30, 2023, 4:44 pm
waa 1960
Maxamed Cabdikariimcali
November 15, 2023, 9:50 pm
1960 ayeey qaadatay
Queen of somalia
May 2, 2023, 6:07 pm
goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata waxay ahaayeen gobolada waqooyi waxay xornimadooda qaadateen 26kii bishii june 1960, iyana 1dii luuliyo 1960kii waxaa iyana xornimada qaadatay koonfurta Soomaaliya.
Iqra Axmed
May 16, 2023, 1:48 pm
waasax walaal

Leave Answer

You must be logged in to answer.