hadaba ani dadku dabecadahayga ma fahmikaraan balse anu qofdhibataysan ma dhaafo oo waxaan ka soo qaadaa walalkay ookale maraa markastana waxaan ku hamiyaa inaan masaakiinta aan garabsiiyo markaa man xumahay mise wan wanaagsanahay
You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
*Waan fahansanahay in dadku aysan mar walba fahmin dhaqankaaga. Laakiin waxaan rabaa inaad ogaato inaan ka mahadcelinayo waxyaabaha aad sameyso si aad u caawiso dadka kale. Waxaad tahay qof wanaagsan**
isfahan dari aa jirto adi iyo dadkaas idinka dhaxeyso .
hada dadka caawiso ama gargar walalnimo siiso waxa tahay Qof wanagzan. Damirkada aa ku hagaayo marka aa qof cawineyso.
waxa jiro dad dabecadahaga fahmaya .muhiim maha inaa Qof walbo dabecadada fahmo .
ugu danbeyn naftaada ku kalsoonaw .adigu aya dabecada kadali karoh .