imisa duulaan ayuu Rasuulka ‎ﷺ ‏qaaday bisha Ramadan?

2 Answers
Cabaas xuseyn abuukar Abuukar
November 27, 2022, 3:42 pm
2 dagaal
caawiyepanel
October 18, 2022, 9:58 am
Rasuulka ﷺ bisha Ramadan wuxuu qaaday laba duulaan oo kala ahaa: Duulaankii Beder (غزوة بدر). Duulaankii Makka Lagu furtay (فتح مكة). Duulaanka Makka lagu furtay (فتح مكة) wuxuu kaliya ahaa duulaan go’doomin ah, muslimiinta dagaal la’aan ayaa ay magaalada Makka Furteen.

Leave Answer

You must be logged in to answer.