1 Comments

  1. caawiye Admin

    madaxweynayaasha Soomaaliya. Tan iyo markii la aasaasay xafiiska madaxweynaha 1960, waxaa soo maray 9 madaxweyne oo rasmi ah. Madaxweynaha ayaa ah madaxa qaranka Soomaaliya iyo taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya 2022-ki. Waa shaqsigii ugu horeeyay ee xilkan qabta dhowr jeer, isagoo horay u soo qabtay xafiiska 2012-2017. Kani waa liiska 10 madaxweene ay yeelatay soomaliya

    1- Aden Adde wuxuu qabtay xafiiska 1 July 1960 6 years, 344 days

    2- Abdirashid Shermarke wuxuu qabtay xafiiska 10 June 1967 ilaa 15 October 1969 † 2 years, 127 maalin

    3- Siad Barre wuxuu qabtay xafiiska21 October 1969 ilaa 26 January 1991 21 years, 97 maalin

    4- Ali Mahdi Muhammad wuxuu qabtay xafiiska 27 January 1991 ilaa 3 January 1997 5 years, 342 maalin

    5- Abdiqasim Salad Hassan wuxuu qabtay xafiiska 27 August 2000 ilaa 14 October 2004 4 years, 48 maalin

    6- Abdullahi Yusuf Ahmed wuxuu qabtay xafiiska 14 October 2004 ilaa 29 December 2008) 4 years, 76 maalin

    7- Sharif Sheikh Ahmed wuxuu qabtay xafiiska 31 January 2009 ilaa 20 August 2012 3 years, 202 maalin

    8- Hassan Sheikh Mohamud wuxuu qabtay xafiiska 16 September 2012 ilaa 16 February 2017 4 years, 153 maalin

    9- Mohamed Abdullahi Mohamed wuxuu qabtay xafiiska 16 February 2017 ilaa 23 May 2022 5 years, 96 maalin

    10- Hassan Sheikh Mohamud wuxuu markale qabtay xafiiska 23 May 2022 wuxuu Xilka hayaya 19 maalin

Leave Answer

Your email address will not be published. Required fields are marked *