imisa suradood ayaa ka bilawda (Al.xamdulilaah)?

3 Answers
Nimco ForFor
April 17, 2023, 2:48 am
5 Suurad
Safiyo Ahmed
February 24, 2023, 7:13 pm
hadaa iskudayo jawaabta saxda ah waa 5 waa faatixu Iyo ancaam Iyo kahfi Iyo faadir saba
Wanagzan Sabiriina
December 31, 2022, 9:27 am
waa 5 suradood oo kale eh 1 suuratul faatixa 2suuratul ancaam 3suuratul kahfi 4suuratul faadir 5suuratul saba

Leave Answer

You must be logged in to answer.