maakuma asaasa dowlada cabaasiyiinta

1 Answers

  1. Queen of somalia

    dawlada Cabaasiyiintu waxa ay ka aasaasay dad kasoojeeda kii ugu yaraa adeeradii Nabi Muxamed S.C.W. oo ahaa cabaas bin Cabdul mudalib ale raali haka noqdee, markii ay dawladan aasaasayeen waxa ay taakulo kaheleen.shacabkii looyaqaanay furuska.kuwaas oo ay cadaawada ka dhexeeaysay Umawiyiinta,

Leave Answer

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay connected
January 2025
MTWTFSS
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031