1 Answers
Maya Nebi Aadam C.S waa qofkii ugu horeeyay ee uu ilaahey abuuray waxa uuna ka abuuray dhoobo, xaawana uu kasiii abuuray feerta bidix ee Aadam, wuxuu noolaa ilaa kun sano, waxaana lagu duugay Abuu Qabiis.
Leave Answer
You must be logged in to answer.