Loading...

maxa keena kalsooni darada ?

3 Answers

3 Answers

    1. Replying to Cabdulaahi Mowliid
      Inta badan qofka markuu kalsooni daro ku dhacdo macnaheedu waa baqashaa ku...

      qofka Haduu nafsadiisa ku mash quulin oo meela.kalo ku mash quulo lagama yaabo in uu qofkaas nafsadiisa uu ku kal.sonaado

  1. 1. in uu qofku naftiisa ka dhaadhiciyo kolka horeba,in anu waxba qaban karin
    2. in uu iska dhadhiciyo , in u yahay qof liita oo an dadka la janqadi Karin
    3. In uu noqdo qofka baqa so bandhigaa fikirkisa
    4. In u ka baqo ka jawaabista su,aalaha uu garanyo
    5. In uu hamigisa ka tana suulo, isga oo ka baqanaya guul daro ku timada

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message