loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 19, 2023 | 11:36 pm |1 Answers

Min Maxi Allegri, Di Maria, Rabiot Illaa Maamulka: SADDEX Go’aan Oo Laga Sugayo Juventus Oo Sannadkii 2aad Koob La’aan Ah?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 19, 2023, 11:37 pm
Juventus yaaa sannadkii labaad oo xidhiidh ah uu u dhamaanayaa iyadoo aan wax koob ah ku guuleysanin, waxaanay maamulkeedu ka fiirsanayaan in ay qaataan saddex go’aan oo waaweyn oo miiska u saaran maamulka sare ee naadigan ka hor inta aanu bilaabmin xilli ciyaareedka 2023/24. Bianconeri oo xalay ay Sevilla ku reebtay semii-finalka Europa League aya xaqiiqsatay in aanay wax koob ah ku guuleysanayn sannadkii labaad oo xidhiidh ah, waxaanay taasi sababaysaa in isbedello lagu sameeyo kooxda. Sida uu qoray wargeyska Tuttosport ee kasoo baxa waddanka Talyaaniga, saddex go’aan ayaa ay maamulka Old Lady qaadan doonaan, waxaanya ka bilaabi doonaan mustaqbalka tababare Massimiliano Allegri oo ay meel ku tiirin doonaan ka hor inta aanay tallaabada xigta qaadin. Allegri ayaa lagu eedeeyey in si fudud loo saadaalin karayo qaab ciyaareedka iyo taatikooyinka kooxdiisa ee uu kala hor tegayo naadiyada kale, isla markaana labadii sannadood ee uu joogay Allianz Stadium aan ku guuleysanin wax koob ah. Waxa kale oo ku xigi doona in ay magacaabaan agaasime ciyaareed, si ay kooxdu dibu-dhis habboon u hesho, waxana lala xidhiidhinayaa Cristiano Giuntoli oo la sheegay inay suurtogal tahay inuu ka tegayo Napoli. Go’aanka saddexaad ee ay Juventus gaadhayso ayaa waxa uu yahay dhinaca ciyaartoyda, iyada oo laga bilaabayo Angel Di Maria oo muujiyey in uu aad uga niyad-jabsan yahay kooxdiisa oo uu sannadkii mushahar uga qaato €7 milyan oo Euro, waxan uu qandaraaskiisu ku egyahay bisha June. Waxa kale oo xaaladdaas oo kale ku jira Adrien Rabiot.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Cilmi yare Yare
    waa maxay cilmaniyin
    Apr 06, 2023 - 22:47 |1 Answers
  • Maxamed Madar
    waa maxay lidka ereyga qaylo
    May 22, 2023 - 12:41 |1 Answers
  • caawiye Admin
    Chapter1 (Q9) aromatic hydro carbon which father divided into two type ?
    Jul 13, 2021 - 08:46 |1 Answers
  • Queen of somalia
    12) Sheeg magaala madaxda boqortooyadii biizantiinka ?
    Dec 31, 2021 - 05:30 |1 Answers
  • Queen of somalia
    maxa loo yaqanaa neefka geela ee dhadigaa?
    Dec 20, 2022 - 17:13 |6 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img