1 Comments

  1. Caawiye Member

    Nabiga SCW waxuu ku dhashay Makkah al- Mukarama maalin isnin ah, sagaalki ama laba iyo tobankii biisha Rabiccul-awal oo ku aadan milaadiya biisha Abril 20-22/ 571 amase sanadki Maroodiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *