You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
qaabka saxda ah ee looseexdo waa in loo seexdo dhanka gacanta midig
Waxaan rabnaa inaa dib usoo nooleyno mid ka mid ah sunnooyinkii Nabiga {NNKH}, oo ay dadku hilmaameen/ iloobeen, dad badanna ay aqoon u lahayn.
Waxay ay tahay sunnadaas waa qaab loo seexdo ama loo jiifsado.
Qofka markuu rabo inuu seexdo waa in uu hurgufaa ama is jafaa firaashkiisa.Rasuulka wuxuu yiri {NNKH} { ma garan kartid wixii kaaga dambeeyey firaashka }
Ka dib waxaad u seexaneysaa dhinaca midig,Rasuulka {NNKH} wuxuu barkin jiray gacantiisa midig labadiisa luguudna waa is dul saari jiray.
Dhinaca midig oo loo seexdo waxaa ku jira caafimaadka jirka sidoo kale waxaa dareemeysaa nafis.
F.G. intaad seexan ka hor aqriso walal adkaarta sida, ayutul kursi iyo ducooyinka uu nabiga aqrisan jiray {NNKH}
Ber ber adigoo useexda adigoo dhinac isku roga adigoo corkage ee gaya