s.y.l maxaa laga soo gaabiyay

2 Answers
Rahma Mohamed Hassan
April 26, 2023, 11:45 pm
soomali youths league
caawiyepanel
February 23, 2023, 5:15 pm
Xisbiga Midowga Dhalinyarada Soomaaliyeed (Af Ingiriis : Somali Youth League, OO loo soo gaabiyo: SYL) wakhtiyadii hore loo yaqaaay Kooxda Dhalinyarada Soomaaliyeed (Somali Youth Club) (SYC)

Leave Answer

You must be logged in to answer.