sedex saladooda lama aqbalo?

1 Answers
Wanagzan Sabiriina
March 29, 2023, 1:12 am
1 qof dadka jujuub ama xoog iskala heysta oo salaad tujiyay. 2 gabar hoyatay ama seexato iyadoo Ninkeeda u carey sanyahay . 3 Labo walaalo oo iska laalaada ama is dagalsan .

Leave Answer

You must be logged in to answer.