You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
waxaa jira 4-boqor kali ah oo adduunka oo dhan maamulay, afartaasi 2-kamid waxa ay ahaayeen Muslimiin halka 2-da kale ay ahaayeen gaalo.
Boqorkii Koowaad wuxuu ahaa Nimroud
Wuxuu ahaa boqorkii ugu horreeyay ee dunida dhan maamulay wuxuuna fariisinkiisu ahaa magaalada Baabal ee dalka Ciraaq,
Boqorkii Labaad wuxuu ahaa Nebuchadnezzar
Boqorkii Sedexaad wuxuu ahaa Dul-qarneyn
Boqorkii Afaraad wuxuu ahaa Nabi Suleymaan CS.
Maamulkii boqortooyadii Nabi Suleymaan mid la mid ah sooma marin dunida, waxaana ilaahay u fudeydiyay Jinka iyo insiga, wuxuu ilaahay baray hadalka Xayawaanaadka, dabeyshuna isaga ayay ka amar qaadan jirtay.