sheeg imisa jeer ayaa qur'aanka lagu sheegay magaca nabiyulaahi zaalax cs?

1 Answers
caawiyepanel
March 30, 2023, 8:22 pm
Magaca Nebi saalix (NNKH) waxa lagu sheegay quraanka kariimka 9jeer.

Leave Answer

You must be logged in to answer.