Loading...

sheeg inta caruur ah uu dhalay nebigeena scw io magacyadooda?

4 Answers

4 Answers

  1. Nebiga caruurtiisu waxa la isku waafaqsanyahay inay ahaayeen 7 caruur ah, 4 hablood iyo 3 wiil.

    Gabdhaha.
    1 Zaynab:
    2Ruqayya (Ruqiya)
    3Ummu Kalthuum:
    4Faadima

    wiilasha.
    1Qaasim.
    2Ibraahim:
    3Cabul-laahi.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message