sheeg magaca abu bakar sadiiq

3 Answers
huud
May 20, 2023, 9:41 pm
cabdilaahi binu quxaafa
Abdullahi Hussein
March 23, 2023, 4:06 pm
abdullahi
caawiyepanel
March 15, 2023, 1:59 am
Abu Bakr Alsadiiq (IR) magaciisoo dhamaystiran waa Cabdullah ibnu Cusmaan ibn Caamir aabihii wuxuu caan ku ahaa (ABU QUXAAFA). Abubakar waxa loogu bixiyay wuxuu lahaa Geel badan.

Leave Answer

You must be logged in to answer.