Sheeg magacyada shanta curiye ee samaysa borotiinka?

1 Answers
Queen of somalia
May 22, 2023, 9:27 am
Waxa ay kala yihiin Kaarboon, Hayraojiin, Oksijiin, Naytarojiin, Kibriit.

Leave Answer

You must be logged in to answer.